Daawo xaflad lagu taageerayay musharaxa Dr Saleebaan Ciise Axmed

Ciidamo Ethiobian ah oo saaka gaaray degmada Buulo-Barde ee G/Hiiran
Tuesday, 01 April 2008
Ciidamdamo Ethiobian ah oo kasoo ruqaansaday maalinti shalay aheeyd magaalada Baladweeyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa saaka 8:30 daqiiqo gaaray degmada Buulo Barde halkaas oo ay shalay la wareegeen gacan ku heeynteeda ciidamo taabacsan maxkamadihii Islaamka ee Soomaalia.
Read more...
 
Weerar xalay lagu qaaday guri ay degenaayeen wasiiro ka tirsan XFKS
Tuesday, 01 April 2008
Kooxo hubeeysan ayaa xalay weerar ku ekeeyey guri ay degan yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka ee XFKS kaasoo ku yaalo deegaanka KM4 ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.
Read more...
 
Weerar xalay lagu qaaday Bar Ciidan oo ku taala degaanka Ceel cadde ee Degmada Warshiikh
Monday, 31 March 2008

Inta la og yahay 2 askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa ku dhaawacmay kadib markii kooxo ka soo horjeeda Siyaasadda Dowladda weerar gaadmo ah ku qaadeen xalay saqdii dhexe Bar Ciidan oo ku taala degaanka Ceel cade, Degmada Warshiikh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Read more...
 
Kooxaha & Garsoorayaasha Kubadda Cagta ayaa soo dhaweeyay soo Laabashada Faarax Sindiko
Monday, 31 March 2008
 Madaxda Naadiyada Kubadda Cagta Soomaaliya iyo Guddiga Garsoorayaasha Kubadda Cagta ayaa soo dhaweeyay soo laabashada Faarax Sindiko ku soo laaban doono Kubadda Cagta Soomaaliya iyo mida Caalamka.
Read more...
 
Cudur-daar
Monday, 31 March 2008
Dhammaan akhristayaasha sharafta leh, ee akhrista shabakada xog-side.com waxaan idinka raali gelineynaa maqnaasha uu webka hawada ka maqnaa 24 saac ee ina soo dhaafay. Taasoo u sabab ahay dhanka serverka oo cilad ku timi. Howlihii shabakada hadda kadib caadi ayey u socon doonaa haduu Alle idmo.

Maamulka
Xog-side.com

 
Kulan Looga Hadlayo Amaanka Puntland Oo Ka Dhacay Magaalada Garowe Ee Caasimada Puntland
Sunday, 30 March 2008

Kulan Balaran Oo Looga Hadlayay Amaanka puntland Ayaa Kadhacay Magalada Garowe Ee Caasimada Puntland Kaasi Oo Ay Soo Qaban Qaabisay Ururka (SW) Sidoo Kale Waxaa Kulankaasi Gacan Ka Gaysatay Hay'ada Care International
Kulankan Ayaa Waxaa Kasoo Qayb Galay Mas'uliyiin Ka Kala Socota 7 Gobol Ee Ay Maamusho DG.Pl

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 Next > End >>

Results 1 - 16 of 63

VOA_______________BBC

13:00 11:00
16:00 14:00
17:00 18:00

Interviews

Xasan Dahir Max'mud
24-3-08 Shir jaraa'id: S/land & arimaha Gobolka Sool. Dhageyso

Ismaaciil Cumar Geele
Diyaarad ka kacday Jabuuti ma duqeesay Dhoobley.Dhageyso

Nuur Cadde & C/llahi Yuusuf, maxaa khilaaf ah oo dhexyaala
VOA oo khilaafka la sheegay iyo arimo kaleba kawareysatay rw-saaraha.Dhageyso

Siduu u arkaa sh. Dahir Aweys dadaalada uu wado Nuur Cadde
Su'aashaa iyo su'aalo kaleba waxaa ka jawaabaya sh Dahir Aweys.Dhageyso

Taliyaha ciidanka gobolka sanaag C/llahi Cumar Cashuur
Wareysi xaalada gobolka.Dhageyso

Abu Mansuur
BB;da oo wareysi kala yeelatay sh. Abu Mansuur, dagaalkii Diinsoor.Dhageyso

CODKAADA DHIIBO

Ma taageersantahay Dowladda Yusuf ?
 

Wararka Afrika